Su’alaha la xarira Baasabooradda

     Waxaa la cusbooneysiin kara baasaboorada la bixiyay wixi ka danbeeyey 2013.

      Codsadayaasha oo dhan waxa lag araba:

                       - Caddeyn dhalasho Mareykan /ama daganaasho: baasaboor, shahadadda Jinsiyada, ama Green-Card

                          sido kale sharci (aqoonsi) ay dowladu bixisay. 

                       - Ama cadeyn dalkujoog sharciyeysan: Dukumenti Immigration Mareykan.

       Codsadaha/ Masu’ulka qofka da’da yar waa in u ballan sameysta inta usan Safaarada imaanin.

       Codsadaha iyo ilmaha oy weheliyaan qofka masu’ulka /waalidiinta waa in ay goobjoog ahaadaan marka

        kulan wareysiga lala yelenayo.

       Maalmaaha iyo wakhtiga la fuliyo hawlaha baasaboorka waa:

                        - Talaado, Arbaca, iyo Khamiis 10:00 am subaaxnimo ila 2:00 pm galabnimo.

       Maalmaaha iyo wakhtiga soo donashada hawlaha baasaboorka waa:

                        - Isniin iyo Arbaca 12:00 am subaaxnimo ila 2:00 pm galabnimo.

       Qimaaha codsiga baasaboorka:

                       - Haddi aad soo doonaneysiid waa $150 oo kaliya.

                       - Ilmaha (ka yar 15 sano): $95 halki Baasaboor.

                       - Money Order iyo/ama Cashier’s Check aya la ogolyahay.

       Muddada ay qaadaneyso?

                       - Baasaboor Cusub 4 ila 6 tooddobaad.

       [Fadlan waxaad ogaataan hawsha cusbooneysiinta baasaboorada iyo diyaarinta kan cusub waxa lagu fuliya

        Soomaaliya ee  safaarada ma’aha.]

       Ma lasso dadajin kara?

                       - Wakhtal xaadir waa maya.

Firo Gaar: Codsashada baasaboorka iyo hawlaha la xarira ma’aha mid ay safaaraddu codsadaha kaga balan qaadeyso baasaboor Jamhuriyada Federaaliga Soomaaliya.